Shopping Online at Kabayare Fashion

Kuso Dawoow Kabayare Fashion

1: shopping online: Markii oo Kabayare Fashion alaab rabto inkaa gagatatiit Number one waa inaa sawirka safiican inaa uu firsatit.  Markii oo Lawaad waa inaa sizeka iyo Colorka rabtit inaa baxsaato. Markii sadaxaad waa inaa Lacagta kuqooran ina ogaatit.

 

2: Payments we accept: Waxaad lacagta uu bixiinkarta Visa card, Master card, Dicovery Card, Paypal iyo Western Union.

 

3: how to complete a purchase: Alabata oo ku cagiiwo marka baxsato waxaa riixeeysa mesha oo orange box oo ku qoraan "Add To Cart"  Makii oo riixto "Add to Cart"  waa inaa riixtiit mesha oo "Proceed to Checkout " ku qoraan waxaa kuu so baxaayo Page oo Informationka mesha oo alabta lagu so diraayo. waxoo ku wediinaa  Magacaada, Emailkada, Iyo addresska mesha oo joogtit. Markii oo informationka galisit waxokale kuwedina alabta siitaa oo lagu so diraayo.

Express ama cadi lagu so diraayo. hadii oo joogtit USA waaxo kula qataneey 2-3 malmeet. Hadii oo International dhagantahay waxo kula qataney 6-10 malmeet aya alabta kuheleysa.  Markii oo informationka loobahanyaahay saax markii uu galiisiit waxaa riixey mesha oo orange Box  oo kuqoraan " Place Order" markii oo riixtid Place Order waa Complete Order.Information aya emailkada lakuu so diraa oo kula socodsiinayo mesha oo alabtada mareeyso.

 

Additional Info

Online shopping can save you time, money, and a trip to the mall.When you buy clothes online, make sure you buy the clothing you need in the correct sizes. Here at Kabayare Fashion you will not be disspointed with our prices are very reasonable.

Since you cannot try on clothes before you buy them when shopping online, accurate measurements are essential. At minimum, women should know their bust, waist, and hip measurements. Additional measurements, such as height, inseam, and arm length, may also be needed depending on the garment being purchased.